Afar qof oo loo soo xiray dilkii Gaalkacyo loogu geystay gabar 12 jir ah

Guddoomiyaha gobolka Mudug ee maamulka Puntland Cabdulqaadir Xuseen Nuur Dirir oo  dadka loo soo xiray dilkan ka hadlay ayaa sheegay in afarta nin si weyn loogu tuhunsan yahay iney falkaas ku lug lahaayeen,  cadaaladdana la marin doono. “Baaritaan ayaa hadda ku socda Haddii ay ku caddaato afartaba waa dil toogasho ah” ayuu yiri gudoomiyaha. Wuxuu … Continue reading Afar qof oo loo soo xiray dilkii Gaalkacyo loogu geystay gabar 12 jir ah